Maxaa kasoo baxay shirkii hoggaamiyeyaasha Bariga Dhexe?

Hoggaamiyeyaasha dalalka Masar, Urdun, Imaaraadka Carabta, Baxreyn iyo Ciraaq ayaa shir ku yeeshay dalka Masar, waxaana inta badan diiradda lagu saaray amniga gobolka iyo sidii xiriirka dalalkaas loo xoojin lahaa, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda Masar.

Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xuseen Cusmaan Saxnuuni ayaa warixinta kasoo diray magaalada Qaahira.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa kasoo baxay shirkii hoggaamiyeyaasha Bariga Dhexe.mp3