Dhallinyaro Soomaali ah oo isku rasaaseeyey Minneapolis

Minneapolis

Dhowaanahan waxaa amni-xumo laga dareemayay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee Mareykanka, gaar ahaan aagagga ay Soomaalidu ku badan tahay.

Dhacdadii ugu dambeysay waxa ay is-rasaaseyn ku dhex martay agagaarka suuqa 24-ka dhallinyaro Soomaali ah.

Haddaba maxaa sabab u ah dhacdooyinka amniga la xiriira ee soo kordhay? Sideese wax looga qaban karaa? Su’aalahaas waxaa ka jawaabaya Jamaal Cusmaan oo xubin ka ah golaha deegaanka magaalada Minneapolis, Jacfar Kukay ayuu u warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro Soomaali ah oo isku rasaaseeyey Minneapolis