ILEYSKA VOA: Dhaq-dhaqaaqyada maleyshiyada Al-Shabaab ee Hiiraan

  • Mohamed Olad

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhaq-dhaqaaqyada maleeshiyada al-Shabaab ee gobolka Hiiraan. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Ileyska VOA