Martida Makrafoonka: Xil. Maxamed Cabdullaahi Buraale

  • Jacfar Kukay

Xildhibaan Raaxeeye

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo ku sugan deegaanno uu dagaal ku dhex-marayo Alshabaab oo dhinac ah iyo Ciidamada Dowladda iyo Macawisley dhinaca kale ah. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka