Trump oo ay su'aalo weydiiyeen kooxda baaritaanka ku haysa

Trump

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii diiday inuu jawaabo ka bixiyo su'aalo laga weydiiyay baaritaan madani ah oo lagu sameeyay hab-dhaqannada ganacsi ee qoyskiisa, isagoo u cuskaday xuquuqda dastuuriga ah ee uu u leeyahay inuusan dambi isku yeelin.

Warbixin ay VOA-du arrintan ka qortay waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandureey.

Your browser doesn’t support HTML5

Trump oo ay su'aalo weydiiyeen kooxda baaritaanka ku haysa