Soomaali ay guryo la'aan ku haysato magaalo ka mid ah Mareykanka

Cuba US Visas

Magaalada Seattle ee gobolka Washington oo ah gobolka saddexaad ee Soomaalida ugu badan Mareykanka ay ku nooshahay ayaa waxaa kusoo badanaya dadka Soomaalida ah ee guryaha laga saarayo.

Waxaa ugu wacan qiimaha kirada guryaha oo gobolkaasi cirka isku shareeray, iyo Soomaalida oo ka mid ah dadka dhaqaalahoodu hooseeyo.

Wariyaha VOA-da Jacfar Kuukaay ayaa qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa qaxootiga Soomaalida ee gobolka la xiriiray, wuxuuna nooga diyaariyay warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali ay guryo la'aan ku haysato magaalo ka mid ah Mareykanka