In ka badan 30 xaafadood oo ka tirsan xerada qaxootiga Dhagaxley ee kaamka Dhadhaab ayaa waxaa ka jira xaalad biyo la'aan oo saameyn ku yeelatay nolosha ka badan afar kun (4,000) oo qoys oo ku nool xeradaasi.
Wariyaha VOA-da uga soo warrama xeryahaasi Cabdisalaan Axmed Salas, ayaa warbixintan noo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Biya la'aan daran oo ka jirta xerada Dhagaxley