Sidee lagu helay xogtii horseeday in la dilo Ayman Al-Zawahiri?

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad kaga dhawaaqay in Mareykanka uu Sabtidii duqeyn cirka ah ku dilay hogaamiyaha Al Qaacida Ayman al-Zawahiri.

Hawlgalka lagu dilay al Zawahiri ayaa ahaa mid muddo dhowr bilood ah laga shaqaynayay. Saraakiisha Maraykanka ayaa helay qaab-dhismeedka uu u dhisanyahay guriga uu ku noola Al-Zawaahri, naqashaddaasi ayaa nuqul ka mid ah loo gudbiyay Aaqalka Cad.

Warbixin qaabka hawlgalkaasi u dhacay ay ka qortay wakaaladda warraka ee Associated Press waxaa inoo soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee lagu helay xogtii horseeday in la dilo Ayman Al-Zawahiri?