Hooyooyin badan oo Soomaali ah oo ku nool Canada ayaa ka sokow korinta ubadka iyo shaqooyinka, waxey kusii dareen inay waxbartaan si ay u anfacaan qoysaskooda iyo guud ahaan bulshada.
Waaliddiinta qaar ayaa qaba in carruurta hooyooyinkood ay wax barteen ay noqdaan kuwa guula ka gaara dhanka waxbarashada.
Warbiixntan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Hooyooyinka Soomaalida Canada ee ayaga oo shaqeeya waxbarta