Martida Makrafoonka: Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka