LONDON - Dalka Britian waxaa si weyn uga socda loollanka loogu jiro kursiga ra'iisal wasaaraha ka dib markii uu iscasilay ra'iisal wasaarihii Britain Boris Johnson. Musharaxiinta ugu cadcad waxaa ku jira xubno aan ku dhalan dalka Britian hase ahaatee taageero xooggan ka helaya xisbiga gudihiisa.
Haddaba weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa barnaamijka martida ku eegaya, haddii jagada ra'iisal wasaaraha loo doorto qof ka soo jeeda dadyawga laga tiro badan yahay, saamaynta ay ku yeelan karto soo galootiga.
Your browser doesn’t support HTML5
Martida Mikrofoonka iyo tartanka Britian
Eng. Ahmed Warsame Abtidoon