Bandhigga VOA: Halista Dagaalka Ukraine uu ku yeeshay Yurub

Russia Ukraine

Haatanna dhagaystayaal waxaad ku soo dhowaataan Barnaamijka Bandhigga VOA oo todobaadkan ku saabsan saamaynta uu dagaalka Ruushka iyo Ukraine uu ku yeeshay qaaradda Yurub iyo halista ka dhalan karta haddii xaaladdu faraha ka sii baxdo. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Bandhigga VOA