Kulayl darran oo ka jira qeybo ka mid ah UK

Britain ayaa soo saartey digniin ku saabsan heer kulka dalka oo kor u dhaafaya toddobaadkan 33C. Digniinta heerka saddexaad ayaa laga soo saarey deegaanada koonfurta, magaalooyinka ku yaala gobolka Midlands-ka iyo Barriga England, iyada oo qorax kuleyl badani ka jirto sidoo kale dalal badan oo ku yaala Yurub.

Warbixin ku saabsan arrintaas waxa magaalada Londoin nooga soo direy, Wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub, Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulayl darran oo ka jira qeybo ka mid ah UK