Masar oo raadineysa askar looga xasuuqay dagaalkii Israel
Abdel Fattah el-Sissi
Qaahira —
Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa dhgigooda Israel u gudbiyay dalabka baaritaano ay doonayaan in lagu ogaado sababtii loo layaway akartii reer Masar ee lagu xasuuqay dagaalkii labada dal dhex maray sanadkii 1967.