Martida Makrafoonka: Maxamed Xassan Dable

Maxamed Xassan Dable

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Maxamed Xassan Dable oo ah aqqoon yahan Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn Martida Makaroofanka