Sidee looga ciiday Australia?

Soomaalida ku nool dalka Australia ayaa salaaddii ciidda ku tukaday magaalooyinka dalkaasi. Wariyaha VOA Ibraahim Cumar Baafo ayaa isagu salaadda kula tukaday Soomaalida ku nool magaalada Melbourne islamarkaana warbixintan nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Ciidda ee Australia