Addis Ababa —
Ra’isul Wasaaraha Dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay guddi wadahadal nabadeed la bilaaba xooggaga jabahadda Tigray oo 18 bilood dagaal kula jira dowladda.
Henry Wilkins ayaa warbixintan ka soo diray Addis Ababa. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinb ku saabsan wadahadallada dowladda iyo mucaaradka Itoobiya