Martida Makrafoonka: Raashid Cabdullaahi Gacal

Rasheed Abdullahi

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Raashid Cabdullaahi Gacal oo la shaqeeya hay'adaha samafalka. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka