Siyaasadaha xisbiga ka taliya Hindiya oo saamayn ku yeeshay bulshada Hindida ah ee Qurbaha ku nool

Cabdixaafid

LONDON - Bulshada Hindidu waa muhaajiriinta labaad ee ugu badan caalamka ee ku nool dal aan ahayn, dalkoodii hooyo. Waxayna sannad walba dalkooda u diraan lacago aad u badan oo gaadhaya illaa 2% dakhliga guud ee dawladda Hindiya.

Bulshada Hindida ee ku nool wadamada caalamka waxaa haatan saamayn xooggan ku yeelatay siyaasadaha muslim nacaybka ku salaysan ee xisbiga hoggaamiya dalka Hindiya.

Weriyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ku soo qaatay barnaamijka amuuraha Islaamka.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Amuuraha Islaamka