Ra'isul Wasaaraha UK oo loo qaadayo codka kalsoonida

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa codka kalsoonida ay u qaadayaan xubnaha xibsigiisa talada haya ee muxaafidka, kadib markii bilihii u dambeeyey ay soo baxeen fadeexado la xiriira xayiraadihii loo soo rogay xanuunka Covid-19 darteed oo lagu eedeeyey in isaga iyo shaqaalaihiisu ay jebiyeen.

Johnson ayaa xilka wayn kara haddii codkan looga guulaysto.

Xuseen Barre Aadan ayaa arrintan ka waraystay weriyahayaga London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Boris Johnson oo wajahaya codka kalsoonida