Jarmalka oo 100 bilyan oo Euro u qondeeyey sanduuqa gaarka ah ee difaaca dalkaas

Aqalka hoose ee barlamaanka Jarmalka

LONDON - Aqalka hoose ee Baarlamanka dalka Jarmalka ayaa ansixiyey boqol bilyan oo Euro oo loogu talagalay Sanduuqa Gaarka ah ee Difaaca oo u hore ugu dhawaaqay Raysal-wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz, taasoo jawaab u ah duulaanka Ruushku ku qaadey Ukraine.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada London ka soo direy Weriyaha VOA-da Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Jarmalka oo ansixiyey lacag loogu talo galay difaaca