Martida Makrafoonka: Duqa magaalada Brent, Cabdifitaax Nuur Aadan

Brent Mayor

Brent Mayor

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdifitaax Nuur Aadan oo ah Soomaali loo doortay Duqa magaalada Brent ee London. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka