Kulan ka dhacay Jigjiga oo looga hadlay sicir bararka xooggan

Jigjiga

Wadamada saxaraha ka hooseeya ee Africa ayaa waxay wajahayaan xaalad dhaqaale oo ba’an, iyadoo qiimaha maciishada quutul daruuriga ah iyo shidaalku uu kor u kacay meelo badan.

Africa ayaa dhibaatadan la qabta dunida oo uu dhaqaale ahaan saameeyay dagaalka Ukraine.

Meelaha ay Soomaalidu ka degto Geeska Africa ayaa iyana ka mid ah meelaha sicir bararku uu sida weyn u saameeyay.

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida waxaa lagu qabtay shir lagaga tashanayay wax ka qabashada sicir bararka.

Wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa warbixintan ka soo diray Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Jigjiga oo lagu qabtay shir looga hadlayo sicir bararka