Martida Makrafoonka: Gudd. Dhallinyarada Gobolka Banaadir

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan oo ah Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka