Turkiga oo qorsheynaya duullaan uu ku qaado waqooyiga Syria

  • Mohamed Olad

XUDUUDDA TURKEY IYO SYRIA

Xulufada Mareykanka ee waqooyi-bari Syria ayaa si weyn uga walaacsan Turkiga oo wacad ku maray in uu duullaan militari oo cusub ku qaadayo gobolka, iyagoo ka digay in arrintaasi ay dhiiri-gelin karto in ay dib u soo xoogeystaan dagaalyahannada ururka Daacish.

Maamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga oo duullaan ku qaadaya Suuriya