Xisbiga shaqaalaha oo sagaal sano kadib kusoo noqday talada Australia
Melbourne —
Doorashadii guud ee ka dhacday dalka Australia ayaa waxaa ku guuleystay xisbiga shaqaalaha oo muddo ka maqnaa talada dalkaas, iyadoo xisbigan Xisbigan uu yahay mid ay si weyn ugu xiranyhin dadka soogalootiga ah oo Somalidu ay ka mid tahay.