Martida Makrafoonka: Xil. Qaasim Maxamed Cali

  • Ridwan Abdiwali

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali oo ka mid ah 28 qof oo Soomaali oo ku guuleystay in ay ka mid noqdaan goleyaasha deegaanka ee dalka Ingiriiska. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka