Zelensky: 'diblomaasiyad' kaliya ayaa lagu soo afjari karaa dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Ukraine, Volodomyr Zelenskyy ayaa sheegay in guul uu wadankiisa ka gaaro dagaalka uu kula jiro Ruushka ay ugu danbeyntii ku imaan karto heshiis diblumaasiyadeed. Ibraahim Xassan Daandurey ayaa noo faahfaahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Ukraine