Xisbiga Conservative-ka Canada oo isku dayaya inuu soo dhoweysto Soomaalida

Patrick Brown iyo Cabdikariim

Doorashada xubnaha xisbiga midigta ee Conservative-ka Canada ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qabsoonto dalkaasi, kadib markii meesha laga saaray hoggaamiyihii hore.

Murashixiinta qaar ee xisbiga ayaa ka hadlay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka heysta bulshooyinka laga tira badan yahay, halka mid kamid ah murashaxiinta uu si gooni ah carabka ugu dhuftay dhibaatooyinka haysta Soomaalida Canada.

Warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa magaalada Toronto ka soo diray wariyaha VOA-da, Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga Conservative-ka ee Canada oo isku dayaya inuu soo dhoweysto Soomaalida