Muxuu Putin ku sheegay khudbaddii maalinta Victory Day?

Putin

Madaxweynaha Ruushka ayaa difaacay dagaalka ka socda dalka Ukraine, waxaana uu ku eedeeyey inay reer galbeedku mas’uliyaddeeda leeyihiin ayna halis ku yihiin Ruushka.

Vladimir Putin ayaa maanta ka hadlay xuska Victory Day oo ah maalin Ruushka looga dabbaaldego ka guulaysigii Naaziyintii Jarmalka dagaalkii labaad ee dunida.

Cabdixakiim Maxmauud Shirwac ayaa inoo soo jeedinayey warbixin ay VOA ka qortay arrintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Putin ku sheegay khudbaddii maalinta Victory Day?