ILEYSKA VOA: Loolanka Mareykanka iyo Shiinaha iyo Afrika

Russia Ukraine War Biden China

Russia Ukraine War Biden China

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay siyaasadda Mareykanka ee ku aadan Afrika iyo sida uu uga gaabiyey, ayada oo Shiinaha uu hadda u muuqdo inuu xoogga saaray qaaradda Afrika.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Loolanka Mareykanka iyo Shiinaha iyo Afrika