Saraakiisha gobolka Amhara oo eedo culus u jeediyay TPLF

Dessie city, Ethiopia,

Saraakiisha Ethiopia ee gobolka Amxaarada ee waqooyiga dalkaasi ayaa sheegay in xoogag ka tirsan kuwa Tigray ay weeraro ku qaadeen isbitaal oo ay burburiyeen sahaydii biyaha ee isbitalka bishii November ee sanadkii 2021-kii. Arrintaasi ayaa marka lagu fiiriyo indhaha sharciga caalamiga ah loo arki karaa dambi dagaal.

Henry Wilkins ayaa warbixintan VOA-da uga soo diray magaalada Hayk ee Ethipia. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Ethiopia: Eedo cusub oo loo jeediyay TPLF