Nagula Ciid wareysi aanu la yeelannay al-fannaan Salaad Darbi

Al Fananaan Salad Darbi

Barnaamijkeennii Gaarka ahaa ee Munaasabadda Ciidul-Fitriga waxaa maanta qeyb ka ahaa, wareysi aanu la yeelannay fannaanka weyn ee Soomaaliyeed, Salad Maxamed Shardi (Derbi).

Fannaanka ayaa hadda ku nool dalkan Mareykanka. Wuxuu khadka telefoonka ugu warramay, wariyaha VOA-da, Nur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Salad Darbi