Australia: Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo ka mid noqotay guddi federaal

Bendera Kedutaan Besar Australia berkibar di dekat Menara Eiffel di Paris, 13 Maret 2016. (Foto: REUTERS/Mal Langsdon)

Bendera Kedutaan Besar Australia berkibar di dekat Menara Eiffel di Paris, 13 Maret 2016. (Foto: REUTERS/Mal Langsdon)

Guddi heer federal ah oo ay dhowaan magacowday dowladda dhexe ee dalka Australia, kaasi oo ka shaqeeya wadatashiyada jaaliyadha kala duwan ee dalkaasi, ayaa waxaa kamid noqotay gabadhii ugu horreysay oo Soomaali ah ee dalka Australia markii ugu horreysay guddi heer federal lagu daro.

Wariyaha VOA-da ee qaaradad Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa qadka telefoonka kula xiriiray Luul Aadan Ibraahim oo degan magaalada Perth ee dhanka galbeed ee waddankaasi ugu horeyna waydiiyey waxa ayada lagu xushay oo guddigan loogu daray.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia: Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo ka mid noqotay guddi federaal