Martida Makrafoonka: Khasaaraha Dabkii Suuqa Waaheen

  • Ridwan Abdiwali

VOA microphone

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Rashiid Maxamed Nuur oo ah dhaqaale yahan. Waxa uuna ka hadlayaa khasaarihii ka dhashay dabkii weynaa ee suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka