Amuuraha Islaamka: Saameyn intee le'eg ayay Turikiga ku yeelan kartaa wareejinta kiiskii Jamal Khashoggi? 

Khashoggi 

Khashoggi 

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa saameynta ay ku yeelan dalka Turkiga wareejinta dawcadda kiiskii wariye Jamal KHashoggi, taas oo ay ku wareejiyeen baaritaankeeda dowladda Sacuudiga.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka