Ukraine ayaa sheegtay Talaadadii in ciidamada Ruushka ay isku dayayaan inay xaqiijiyaan gacan ku haynta magaalada koonfureed ee Mariupol ee la go'doomiyey xilli ay isku diyaarinayaan hawlgalo ay isku ballaarinayaan gobolka bariga ee Donestk.
Jamaal Axmed Cusmaan ayaa soo koobaya warbixin ay VOA ka qortay arrintaasi.
Your browser doesn’t support HTML5
Ukraine oo sheegtay in Ruushka ay isku dayayaan qabsashada Mariupol