Barnaamijka Amuuraha Islaamka: Faa'iidooyinka Soonka

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil, soo jeediyaha Barnaamijka Amuuraha Islaamka

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxaan toddobaadkan ku eegeynaa - iyada oo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramaan - faa'iidooyinka uu Soonku u leeyahay caafimaadka bini'aadamka.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Faa'iidooyinka Soonka