Martida Makrafoonka: Gud. Jaaliyadda Soomaalida ee Poland

  • Ridwan Abdiwali

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cilmi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Poland. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka