Wada-hadallo Ruushka iyo Ukraine uga furmay Turkey

Ukraine iyo Ruushka ayaa billaabay wareeg cusub oo wadahadal nabadeed ah oo ka dhacaya dalka Turkiga kaas oo looga gol leeyahay in lagu soo afjaro duulaanka Ruushka ee Ukraine.

Militariga Ruushka ayaa sheegay inay joojin doonaan howlgallada ka socda agagaarka caasimadda Kyiv iyo waqooyiga magaalada Chernihiv.

Warbixin ay VOA ka diyaarisay arrintan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Wada-hadallo Ruushka iyo Ukraine uga furmay Turkey