Weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah Sacuudiga iyo saameyntooda suuqyada shidaalka dunida

In this photo provided by the Saudi Press Agency, firefighters try to extinguish a blaze at an Aramco terminal in the southern border town of Jizan, Saudi Arabia, early Sunday, March 20, 2022. (Saudi Press Agency via AP)

Dowlada Saudi Arabia ayaa si adag u cambaaraysay weerarada Xuutiyiinta ay u gaysteen dalkeeda xilli ay isa soo tarayaan saameynta weeraradaas ay u gaysan karaa suuqyaa shidaalka caalamka.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo direy Xuseen Saxnuuni

Your browser doesn’t support HTML5

Weerrarada ka dhanka ah Sacuudiga ee ka imanaya Xuutiyiinta