Qaramada Midoobay oo ka digtay heerka gaajada iyo macluusha Yemen

Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, dalka Yemen waxaa ka jira masiibo bani’aadannimo tii ugu xumeyd, kadib marki ay malaayiin qof wajahyeen gaajo iyo macluul ka dhashay dagaalka sokeeye ee halkaasi ka socda.

Hadda, Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa wada dadaallo nabadeed oo hadafku yahay in lagu damiyo colaadda muddada ka taagneyd dalka Yemen.

Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Cusman Saxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobay oo ka digtay heerka gaajada iyo macluushada Yemen