Barn. Martida Makrafoonka: Cumar Xuseen Caddow

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cumar Xuseen Caddow oo ka mid ah qurba joogta Soomaalida ee dib ugu laabtay Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan abaaraha ka jira gobollada dalka. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka