Tirada kiisaska COVID-19 ee UK oo mar kale korortay

Tirada dadka uu ku dhacayo xanuunka COVID-19 ee dalka Britain ayaa mar kale sare u kacday, xilli ay dunidu soo dhaweyneyso hoos u dhaca guud ee xanuunkan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London nooga soo direy wariyaheenna Abdihafit Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada kiisaska COVID-19 ee UK oo mar kale korortay