Inkasta oo dalalka reer Galbeedka iyo xulufadoodu ay xayiraad dhaqaale kusoo rogeen Ruushka, hadana dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si cad u sheegtay inay sii xoojinayaan xiriirka ay wadaagaan Ruushka.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Imaaraadka oo xoojineysa xiriirka Ruushka