Magaalada garoowe ayaa lagu soo gebagebeyay doorashadii Aqalka Hoose xubnaha Puntland u matalayay Barlamaanka 11aad ee Federalka Soomaaliya.
Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Puntland oo dhameystirtay doorashada A. Hoose