Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

VOA Microphone, small blue overlay

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadkan waxaan ku faaqideynaa doorashada Somalia, xilli uu Guddiga Doorashadu soo saaray jadwal cusub, si loo dhameystiro xubnaha dhiman.

Dhageystayaal waxaa naga xusuusin ah in barnaamijkan la sii duubay inta aaney Puntland maanta soo dhameystirin xubnihii u dhinnaa.

Waxaa barnaamijka inoo soo jeedinaya Xassan Kaafi Cabdiraxmaan qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka