Khilaaf soo kala dhex galay dowladda Britain iyo shirkadda DP World

Guddoomiyaha shirkadda DP World Sultan Ahmed bin Sulayem

Guddoomiyaha shirkadda DP World Sultan Ahmed bin Sulayem

Shirkadda maraakiibta iyo doonyaha ee P&O oo ay leedahay shirkada DP World ee Dubai kana shaqaysa biyo mareenno ku yaalla dalalka Britian, Holland, Faransiiska iyo Jamhuuriyadda Ireland, ayaa shaqada ka fariisisay illaa iyo 800 oo qof oo u shaqaalahooda ka tirsanaa.

Arrintan oo dowlada Britain ay aad uga careysiisay waxaa warbixintan ku eegaya Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaaf soo kala dhexgalay Britain iyo shirkadda DP world