Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Ukraine

Duullaanka uu Ruushku qaaday dalka Ukrain waxa u dhamaaday saddex toddobaad, waxaana ciidamada Ruushku ay go'ddomin ku hayaan magaalooyinka waaweeyn oo caasimadda Kyiv ugu muhiimsan tahay.

Ciidamada Ruushku waxay sidoo kale gantaalo ku weerareen magaalooyinkaas, iyaga oo beegsaday Isbitaallo, duggsiyo iyo dhismayaal dhaadheer.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan halka uu marayo dagaalka Ruuushka iyo Ukraine waxa magaalada london inooga soo diray wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Ukraine