Dowlada caalamku aqoonsan yahay ee dalka Yemen ayaa soo dhawaysay qaraarka dalalka Midowga Yurub uu ugu daray Xuutiyiinta kooxaha kujira Liiska Madow.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOAda Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Midowga Yurub oo cunaqabateyn kusoo rogay Xuutiyiinta Yemen